Soomaalida ku nool Mineaplis oo cabsi soo wajahday.

0
Muslimiinta ku nool xaafada Ceder ee Soomaalidu degan tahay ee Mineaplis Cabsi ayaa soo wajahday, kadib markii Masaajid halkaa ku yaalo ay gudaha u...

Xukuumadda Soomaaliya & Hay’adda WPF oo heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya, Elkhidir Daluum,iyagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Maanta sirasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa oo kuyaalla Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya...

MW Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 13-aad ee aan caadiga ahayn ee Shirka Midowga Afrika, waxuuna ku soo bandhigay “fursadda...

Diyaarad Ku Gubanaysa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Doolow

0
Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la...

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay dowladda Soomaaliya ku biirista EAC

0
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa ugu hambalyeeyay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka gaareen in ay xubin rasmi ah...

KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

0
Barnaamijka Todobaadlaha  ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada  Maanta ayaan ku eegi doonaa,xoojinta iyo nidaamyada korsoshada saameynta ay ku leedahay Beeraha oo ah kii...

Wafdi Ka Socda Koonfur Galbeed Oo Gaaray Garoowe Iyo Ujeedka Safarkooda

0
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray wafdi ka socday Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda

0
Waxaa la sheegay inay aad u fiican tahay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Macalimoow oo qarax Ismiidaamin ah lala beegsaday Gaari uu...

Jaha-wareer ka dhashay lacago lagu lunsaday Turkiga

0
Shirkad labaad oo ka shaqeysa lacagaha dhanka online-ka ee loo yaqaan cryptocurrency ayaa joojisay ganacsigeeda gudaha Turkiga, kadib markii uu dhulka galay suuqa ay...

XULASHADA