Madaxweynaha Hirshabeelle oo dardadaaran ujeediyay boqolaal ka tirsan Mucaawisleyda Nuur-dugle

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe ayaa gaaray degaanka Nuur dugle ee gobolka Shabeelle dhexe, halkaas oo maalmo ka hor ay Shabaab weerar kusoo qaadeen,...

Dowladda Soomaaliya & Hay’adda IMF oo shir ka yeeshay dhaqaalaha dalka

0
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda...

Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaas.

0
Milateriga Burkina Faso oo la sheegay inay xireen madaxweynaha dalkaasMadaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka...

Faah Faahin: Qarax Caawa Ka Dhacay Guri Uu Degan Yahay Wasiir Ka Tirsan Jubbaland

0
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Qarax fiidnimadii Caawa ka dhacay xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna Caasimadda KMG ah...

RW Rooble Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro. Ra’iisal wasaaraha...

Mid ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Kismaayo

0
Alle ha u naxariiste waxaa magaaladda Kismaayo ku geeriyooday Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed. Shiikh Cabdinaasir ayaa la sheegay in...

M/weynaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...

Gudidda hirgelinta doorashooyinka gobolada Waqooyi oo doortay Guddoon

0
Doorashada Guddoonka Gudidda hirgelinta doorashada gobolada Waqooyi oo ka qabsoontay Teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho, ayaa goor dhowed la soo gabo gabeeyey iyadoo ugu...

Mareykanka iyo wadamada Yurub oo baadi goobaya diblomaasiyiin u dhashay Ruushka

0
Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay sanadkii 2018 ku sumeeyeen Sergei Skripal oo ka tirsanaan jiray...

Banaanbax rabshada wata oo ka dhacay Beledweyne

0
Bannaanbax rabshado wata ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana maanta si weyn looga dareemay bannanbaxaasi Xaafadaha ay...

XULASHADA