DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab la dilay, hubna laga qabsaday

0
Ciidamo ka tirsan kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaanka Gamboole oo qiyaastii 48 kiilo mitir u jira magaalada Jowhar ee...

Dad la socday gaari ay gubeen Al-Shabaab oo nolal iyo geeri lagu la’yahay.

0
Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa gubay gaari dhuxul sida oo marayay degaan 40 KM u jira degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeelada Dhexe, waxaana nolal...

HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN MOWDUUCA LIXAAD OO KU CELIS AH

0
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey...

Wasiir Duraan: Waxaa naga go’an Isl-xilqaan inuu gaaro dhammaan xarumaha adeegga qaran

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’an tahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u...

Itoobiya oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan TPLF

0
Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar sare. Madaxa howlgalada ciidanka...

Ciidamada Kenya oo Odayaasha Mandhera kala hadlay sugida amniga xuduuda

0
20 ka mid ah odayaasha magaalada Mandera ayaa kulan la qaatay ciidamada Difaaca Kenya oo ay kawada hadleen sugida amaanka xuduuda ay Somalia la...

Xal laga gaaray xiisad ka taagneed Kaaraan

0
Sida ay xog ku heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho Waxaa xal laga gaaray isku dhicii dhowaan ka dhacay degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir,...

Banaanbax looga soo horjeeday Xukun ay riday Maxkamadda Ciidamada oo dhacay

0
Banaanbaxaan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo, waxaana looga soo horjeeday Xukun dil toogasho ah oo ay Maxkamadda...

Barnaamijka SAMAWADE,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere

0
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa Kooxda shabaab waxaa dhawaan...

XULASHADA