Koofur Galbeed oo soo magacowday xubnaha Xildhibaanada ee qabashada doorashada Aqalka Sare

5

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleydka Koofur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee qabashada doorashada Aqalka Sare.

Xubnaha uu Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya uu soo magacaabay ayaa gaaraya 11 xubnood.