Jadwalka doorashada Madaxweynaha HirShabeelle oo la shaaciyey

0
Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle ayaa soo saaray jadwalka doorasho, kadib markii xubnaha guddigas uu maanta ansixiyey baarlamaanka cusub ee HirShabeelle. Sida...

Shuruurdo adag iyo lacag aad u badan oo lagu xiray musharaxiinta labada Aqal

0
Shirkii xarunta Villa Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey shuruudaha laga rabo musharaxiinta xildhibaanimada u tartameysa labada Aqal. Sidoo...

Goob fagaaro ah oo lagu gubay Raashin Iyo Daawooyin dhacay

0
Maamulka Dowladaha Hoose Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta meel Fagaaro ah ku gubey Raashiin iyo Dawooyin Maamulka uu sheegay inay ahaayeen...

Go’aan hor leh oo lagu deegaameysanayo dhulka reer Falastiin oo ka soo baxay Yahuuda

0
-Golaha wasiiradda Israel ayaa go’aamiyay deegaameyn cusub oo laga samaynayo daanta galbeed ee dhulka Falastiin ee Yahuudu xooga ku haysato. Go’aankaan oo boqolaal guri oo...

Dowladda Soomaaliya oo Xeer-ilaaliye gaar ah u magacaawday Saxaafadda

0
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran Dr Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer-ilaaliye u gaar ah u magacaabay Saxaafadda si baaris loogu sameeyo, gacantana loogu soo dhigo...

Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday dalabkii Axmed Madoobe iyo Deni

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii aqbalay shardigii ay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ku xireen furitaanka shirkii...

Shariif Xasan” waa in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo”.

0
Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan oo maanta marka uu soo gaaray magaalada Muqdisho la hadlay warbaahinta...

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubaland.

0
Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo saareen warmutiyeed ay heshiiyeen labada maamul, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Labada...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

0
warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

XULASHADA