Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb + Ujeedkiisa

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalafa Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa...

Faah-faahin qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Ugu yaraan shan ruux ayaa dhimatay oo uu ku jiro ilmo yar, halka afar kalena ay dhaawacmeen, kadib qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliska...

Madaxweynaha Dowlad deegaanka oo farriin u diray Galmudug iyo Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida. Mustafa Muxumed Cagjar oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu soo hadal qaaday heshiis dhawaan ay la gaareen maamulada Galmudug...

Jabuuti oo ka jawaabtay hanjabaan kaga timid Al-Shabaab

0
War qoraal oo ka baxay dowladda Jabuuti ayaa waxaa looga jawaabay hadal hanjabaad ah oo dhowaan ka soo yeeray hoggaamiyaha Al-shabaab, kaasi oo ku...

Xildhibaan Caana-nuug “Ciidamo uu soo diray Guddoomiye Mursal ayaa kulanka naga hor istaagey”

0
Xildhibaanada xayiraada laga saaray kulamada baarlamaanka ayaa waxaa ay sheegeen in maanta laga hor istaagey ka qeyb galka shirka ka socda xarruunta Golaha Shacabka. Xildhibaan...

Qodobadii Ay Isku Af-Garteen Guddigii Farsamada Ee Baydhabo Oo Lasoo Bandhigay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa soo bandhigtay Qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee 15-16 Febraayo ku shiray Magaalada...

R/wasaare Rooble oo markale bilaabay la kulanka musharaxiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka...

AMISOM oo ka hadashay madaafiicdii lagu weeraray Xerada Xalane

0
War ka soo baxay taliska AMISOM ayaa waxaa si kulul looga hadlay weerarkii Madaafiicda ahaa ee maanta lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho AMISOM...

XULASHADA