Maxkamada sare ee Soomaaliland oo si rasmi ah u shaacisay natiijadii doorashada golaha wakiilada

9

Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakiilada.

Maxkamada ayaa taageertay natiijadii hordhaca ahayd ee ay soo saareen gudiga doorashooyinku, isla markana sideedi ku ansixisay.

Warbixinta maxkamada sare ee Soomaaliland ayaa u qorneed sidan:-