Madaxweyne Qoor-Qoor oo guddoomiyay shirka golaha wasiirada Galmudug

0
Shirka golaha wasiirrada Galmudug oo uu guddoomiyay Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye ayaa looga hadlay dib u eegista iyo wax ka badalka xeer hoosaadka Gollaha...

DF iyo Kenya oo ka wada hadlay dib u furitaanka safaaradaha ku kala yaal...

0
Wasiirada arrimaha debadda Soomaaliya iyo Kenya oo qadka telfoonka ku wada hadlay ayaa sheegay in muhim ay tahay dib usoo celinta xiriirka labada dowladood. Labada...

Dowladda Kenya oo dib u furtay duulimaadyadii imaan jaray Soomaaliya.

0
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa sheegtay inay dib u furtay duulimaadyadii dalkaas uga iman jiray Soomaaliya iyo kuwii tegi jiray. Kenya ayaa duulimaadyada Soomaaliya hakisay...

DFS Oo Si Kulul Uga Hadashay Weerarkii Israa’iil Ku Qaaday Masjidka Al-Aqsa

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta Balaal Maxamed Cusman, ayaa ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir ee...

Xildhibaan hore Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo maanta lagu aasay Muqdisho

0
Allaha u naxariistee meydka Ex Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo shalay ku geeriyooday Muqdisho ayaa salaadii Janaasada maanta lagula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee...

Dowladda Mareykanka oo balanqaaday in ay gacan ka geysaneyso Taageerada Doorashada Soomaaliya

0
Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS iyo talaabadii ay  Golaha shacabka ku aqbaleen in dib loogu laabto heshiiskii 17 September. War saxaafadeedka ayaa...

Saraakiil tababar loogu soo xiray dalka Qatar oo ku soo wajahan Soomaaliya

0
afiirka Dowladda Federalka Soomaaliya  u jooga dalka Qatar Danjire  Cabdirisaaq Faarax Cali ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya  oo...

Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb + Ujeedkiisa

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalafa Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa...

Faah-faahin qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Ugu yaraan shan ruux ayaa dhimatay oo uu ku jiro ilmo yar, halka afar kalena ay dhaawacmeen, kadib qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho. Taliska...

XULASHADA