Faah faahin: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyska Via-roma ee magaalada muqdisho, waxaana ka dhashay...

DHagayso warka habeen ee radio markabley 23-7-2020

0
warka waxaa soo jeedinayo wariye yaxye c/risaaq soofe

DF iyo Kenya oo ka wada hadlay dib u furitaanka safaaradaha ku kala yaal...

0
Wasiirada arrimaha debadda Soomaaliya iyo Kenya oo qadka telfoonka ku wada hadlay ayaa sheegay in muhim ay tahay dib usoo celinta xiriirka labada dowladood. Labada...

Wararkii Ugu dambeeyay Nin isku gubay Banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Washington

0
Nin ayaa dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay Magaaladan Washington. Ninkan oo aan weli magaciisa la shaacin ayaa shaqaalaha gurmadka caafimaadka...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa kulanka ku...

Wararka Maamulka DDS oo Ciidamo horleh tababartay kadib dagaalka Itoobiya..

0
Xerada tababarrada Ciidanka Gaashaanle Khadar Soofe ee degmada Birqod ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa waxaa tababar loogu soo veba-gabeeyay 600 oo Ciidan maleeshiya ah...

Kaalinta Soomaaliya ay uga jirto dalalka Milliteriga ugu Awoodda badan Qaarada Afrika

0
Hay’adda Global Fire Power (GFP) oo Xarun Dhexe ku leh magaalladda Virgin ee Gobalka Utah ee dalka Maraykanka waxay soo saartay Warbixin Sanadeedka 2023...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

RW Rooble oo ka hadlay Liiska Xildhibaanada cusub ee ay soo saareen Guddiga FIET

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweeyay tillaabada Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ku shaaciyeen najiijada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo...

XULASHADA