Laascaanood: Ciidamada Somaliland Oo Xiray Ganacsato La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Koonfurta...

0
Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska magaalada ay xir xireen qaar ka mid ah dadka...

Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Dhuusamareeb + Ujeedkiisa

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalafa Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa...

Puntland oo sii daysay saraakiil horey loo xiray

0
Maamulka Puntland ayaa Xabsiga ka sii daysay Taliye ku xigeekii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale iyo Taliyihii Saldhiga Bartamaha Caasimadda Garoowe...

Maamulka G/Banaadir Oo Shaaciyay In Aysan Ku Shaqeyneyn Amarka Wasaardda Amniga

0
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa ka hadlay Wadahadalo socday muddo 3 maalmood ah oo Maamulka Gobolka la...

Xabbad-Joojin Lagaga Dhawaaqay G. Tigray iyo Xaaladda Mekelle

0
Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaarka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray uu ku dhowaaqay xabbad...

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...

Golaha Wasiirrada oo Ka Shiray Xasilinta Caasimadda iyo Deegaannada Al-shabaab Laga Saaray

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaannada laga xoreeyey Al-shabaab ee soo galay gacanta...

Weerar loo adeegsaday Bam-gacmeed oo lagu qaaday isbitaalka Xoogga dalka ee Soomaaliya

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsay bam-gacmeed oo lagu qaaday isbitaalka Xoogga oo ku yaallo degmada Hodan. Wararka...

Madaxweyne Farmaajo oo ogolaaday dalabkii Axmed Madoobe iyo Deni

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii aqbalay shardigii ay madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ku xireen furitaanka shirkii...

XULASHADA