Madaxweynaha DG Hir-shabelle oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay.

8

Madaxwynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabelle Mudane Cali Gudlaawe Xuseen  ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge, iyadoo xilkaasi uu u magacaabay Cabdisalaan Cabdullaahi Xaashi “Angola”.

Wareegtada Madaxweynaha Sidoo kale waxaa lagu magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga Maamulka Hir-Shabeelle, waxaana loo Magacaabay Abuukar Xasan Muuse.

Hoos ka akhriso: