War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada

0
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb. War murtiyeedka oo ahaa...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

Dhageyso:Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Diyaaradahii Garbahaarey laga celiyey

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu bogaadiyey dib...

Dhismaha Buundada Togga weyn ee Kurmaan oo Howshiisu ay socota(DHAGEYSO WAREYSIYO)

0
Maal mahii la soo dhaafey waxaa si habsami leh degmada Baardheere uga soconaya Dhismaha Buundada Kurmaan ee la saarayo Togga weyn,si ay Buundadaasi ugu...

Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey HowlahaShaqo ee Baardheere u joogaan Wafdiga...

0
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay...

Dhageyso Wareysi Dr.Mire oo Magaalada Muqdisho ka furey Xarunta Caafimaadka London fertility Center.

0
Dr.C.kariin Maxamed Mire oo ah Dhakhtar Soomaaliyeed ee dhowaan dalka dib ugu soo laabtey 28 sanno oo uu ka maqnaa ayaa suurta geliyey in...

Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo bixiyey Wareysi dheer oo dhinacyo Badan Taabanaya oo uu kaga...

0
Axmed Bulle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo,kuna sugan degmada Baardheere  ayaa Wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ,waxuu kaga Hadley,Xaalada Abaarta ee ka...

Mid ka mid ah Beesha SADE oo ku shirtey Baardheere oo Eedeyn iyo dhaliil...

0
Tan iyo markii la shaaciyey Xubnaha Gobolaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa waxaa isa soo tarayey Cabashooyin ka imaanayey Beesha Xasan Gaashireedle oo ku...

Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee Jubaland oo ka...

0
Cismaan Maxamed Cismaan Daqare oo ah Guddomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda ka soo jeeda Jubaland ee wax ku barata Dalka Masar ayaa Wareysi dheer oo...

XULASHADA