Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo bixiyey Wareysi dheer oo dhinacyo Badan Taabanaya oo uu kaga Hadley Qorshahooda.

77

Axmed Bulle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo,kuna sugan degmada Baardheere  ayaa Wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ,waxuu kaga Hadley,Xaalada Abaarta ee ka taagan Gobolka ,Safarka shaqo ee ay ku joogaan Baardheere waxa uu la xariiro,Maxaa ka jira Abaabulka  xerada looga furayo degmada.

Sidoo kale waxaa uu ka Hadley Mowqifkiisa ku aadan hal heyskiisa  ahaa  in la helo Jubaland Xor  ah maxaa kaaga qorsheysan iyo Waa maxay aragtidaada ku aadan Magacabista Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Jubaland ay u magacawdey Macalimoo.

 

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYE AXMED BUULLE GAREED