Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ka hadley Shaqaaqadii ka dhacdey degmada Garbahaarey
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ee Degmada...
Wareysi:Xuseen Biikoole oo sheegay in ay wadaan Qorshayaal Wadooyinka bur bursan la saari doono...
Xuseen Maxamed Cabdile(Biikoole) oo ka mid ah Qurba joogta ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka iyo Galgaduud ee degan Dalka Ingiriiska ayaa Guddi uu ka...
Gudoomiye Macalimuu oo Gaashanka u duruurey Hadalka ka soo yeeray Kaliil(Dhageyso Wareysi)
Cismaan Nuur Xaaji(Macalimow)oo ah Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Wasiru Dowlaha...
Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee Jubaland oo ka...
Cismaan Maxamed Cismaan Daqare oo ah Guddomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda ka soo jeeda Jubaland ee wax ku barata Dalka Masar ayaa Wareysi dheer oo...
Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...
Dhageyso:Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Diyaaradahii Garbahaarey laga celiyey
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu bogaadiyey dib...
Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay noqoto xubintii siddeedaad ee Ururka EAC
Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay inay noqoto xubintii sideedaad ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), oo ah urur goboleed u heellan horumarinta dhaqaalaha,...
Mid ka mid ah Beesha SADE oo ku shirtey Baardheere oo Eedeyn iyo dhaliil...
Tan iyo markii la shaaciyey Xubnaha Gobolaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa waxaa isa soo tarayey Cabashooyin ka imaanayey Beesha Xasan Gaashireedle oo ku...
Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo eedeyn culus u jeediyey Maamulkii Jubaland ay u...
Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley,waxaa uu ka soo...
Waa kuma guddoomiyaha cusub ee maanta loo magacaabay D/Wadajir?
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Wareegto ka...

















