Wareysi :Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey HowlahaShaqo ee Baardheere u joogaan Wafdiga uu Hogaaminayo Senetor Farataag

81

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley, waxaa uu sheegay inay si weyn ay u taageersan yahiin Wafdiga Balaaran ee uu hogaaminayo Senator Cabdulahi sheikh Ismaaciil(Farataag) oo Booqashada uu ku joogo degmada Baardheere,isagoo ujeedada ay u taageeran ay la xariirto siddii loo heli lahaa Jubaland loo dhan yahay.

 

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX