Dhageyso:Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Diyaaradahii Garbahaarey laga celiyey

113

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Amerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxuu bogaadiyey dib u celinta lagu sameeyey xubno Maamulka Gobolka Gedo uu dhowaan uu u soo magacaabey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe,kuwaasi oo maanta laga hor istaagay Diyaaradii ay la socdeen inay ka degto  Degmada Garbahaarey.

Suldaan Gurey ayaa dhinaca kale waxaa uu sheegay in Goolka Gedo uu ka dhici laba bilood ka dib,shirweyne looga tashannayo Aayaha Jubaland,kaasi oo ka dhii ndoono degmada Baardhere,laguna dhisi doono Jubaland loo dhan yahay oo xor iyo xalaal ah.

 HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA SULDAAN GUREY XAAJI FAARAX