Gudoomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee Jubaland oo ka warbixiyey Xaalada Jaaliyada iyo Ardeyda.

58

Cismaan Maxamed Cismaan Daqare oo ah Guddomiyaha Jaaliyada iyo Ardeyda ka soo jeeda Jubaland ee wax ku barata Dalka Masar ayaa Wareysi dheer oo uu siiyey Warbaahinta markabley ayuu kaga Hadley arimo ay ka mid yahiin aragtidiisa ku aadan xilkaas iyo Qaabka loo marey Doorashadaasi.

Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi ayaa Gudoomiyaha Wareysi uu la yeeshay  ugu horeen waxaa uu weydiiyey sida ay kuugu suurta gashey xilkaasi loo doortey iyo waxa uu uga dhigan yahay Jaaliyada iyo Ardeyda wax ka barata Dalka Masar ee ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka?

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA JAALIYADA IYO ARDEYDA