Qoorqoor oo Magacaabay xubnaha Guddiga talabixinta doorashooyinka ee Shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aaday maamulka Galmudug.
Wareegto kasoo...
Xukuumadda Libya oo siideysay maxaabiis ay dagaal uga qabatay Jeneraal Khaliifa Haftar
Maxaabiis ku xirnaa xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya ayaa la siidayey, kadib markii hey, adda Amnesty International ay ka qayb qaadatay siideyntooda.
41-qofood oo maxaabuus...
Dhaleeceynta ansixintii G/Wasiirrada oo isi-soo tareysa iyo Xisbi si adag uga hor yimid
War-saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sharci darro ku tilmaamay shuruucda ay Khamiistii lasoo dhaafay ansixiyeen golaha wasiirrada...
Imaaraadka “Turkigu faraha hakala baxo arrimaha Carabta”
Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Sabtida maanta ah sheegay in Turkigu uu joojiyo faragelinta uu ku hayo arrimaha Carabta, isagoo dhaleeceeyay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee...
Maxaa maanta ka socda deegaanada Puntland?
Sabtida maanta ah waxaa degaannada Puntland laga xusayaa sanad-guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii maamulka, oo ku asteysan 1-dii bishan Agoosto.
Puntland waxaa la...
Ururka Al-Shabaab oo si rasmi ah uga hadlay xil ka qaadistii R/W Kheyre
meeyey Ra’iisul wasaarihii dalka Xasan Cali Kheyre, waxayna ridista xukuumaddii Kheyre ku macneeyeen mid wadadii burburka ku hageysa dowladda Soomaaliya.
Afhayeen Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage...
Guddoomiyihii D/Bedelweyne oo la bedelay
Waxaa xilkii laga qaaday guddoomiyihii magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Safiyo Sheekh Xasan Cali, iyadoo la magacaabay guddoomiye cusub.
Wareegto ka soo baxday xafiiska...
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo hal arrin uga digay madaxda DF
Puntland ayaa si adag uga digtay in dowladda federalku ay isku daydo inay sameysato muddo kororsi, xilligan kala guurka ah, isla markaana ay lama...
Barakacayaal hor leh oo soo gaarey Baardheere oo ka cabanaya xaalad nolol xumo.
Qoysaskani Barakacayaasha ah oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 100 qoys ayaa u badan qoysas haysta caruur aad u yar yar ,haween iyo dad kale...


















