Shirka Mudullod oo ka furmay Muqdisho iyo wasiir Islow oo fariin culus u diray...
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay shirka beelaha Mudullood, kaas oo looga hadlayo arrimo u gaar ah beesha iyo kuwo guudba,...
Ilaah ha u naxariisto Col Cabdi Barre Cabdi oo maanta Barqadii ku geeriyoodey Isbitaalka...
Haddii aanu nahay Bahdi Radio Markabley waxaan ka Tacsiyeynayenaa Qoyskii ,eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Maerxuumka inuu samir iyo Iimaan uu ka siiyo,ilaah...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Mas’uul Xalay Lagu Dilay Walanweyn
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto)., kaas weerar ...
Akhriso: Faahfaahinta Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhaxay maqaayad ku taallo afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, taas oo lagu magacaabo Luul...
Siyaasi Farxaan Cali oo ku biiray Siyaasiyiinta doonaya xilka RW Soomaaliya
Siyaasi Farxaan Cali Axmed ayaa ku soo biiray Siyaasiinta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo u gudbiyay Sooyaalkooda nololeed si loogu magaacabo Xilka Ra’iisul Wasaarenimo...
– Sababta Safiirka Shiinaha ee Somalia u tegay Hargeysa & kulamo uu wado
Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Somalia Amb. Qin Jian ayaa xalay ku hoday Magaalada Hargeysa ee deegaannada Soomaaliland si uu ula kulmao Madaxweynaha...
Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka oo kulan la qaatay Xubno ka socday Hirshabeelle
Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri...
Deni oo shaaciyay qorsho Cusub ay la tagayaan Shirka Dhuusamareeb
15-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ay kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ku yeeshaan Madaxda Sare ee Dowladda...
DFS oo dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaali ah
Dawlada Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed ,kuwaas oo in mudo ah ku xirnaa dalka Iran.
Diyaarad siday in ka badan...
Madaxda Hirshabeelle oo lagu eedeeyay in ay caqabad ku yihiin shaqooyinka Baarlamaanka Hirshabeelle
-Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka tirsan Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa uu cambaareyn u jeediyay madaxda ugu sareysa maamulkaasi.
Xildhibaan Ganey ayaa waxa...

















