Xasan Sheekh Maxamuud“Waxay ku haminayaan in ay soo saari karayaan dad yaroo ugaardiya”

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in musharixiinta mucaaradku aysan u diyaarsanayn ka qaybgalka doorashada Soomaaliya...

M/weyne Farmaajo oo gaaray dalka Suudaanta Koonfureed

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya munaasabadda heshiiska nabadeed ee dalka Suudaan ayaa gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Suudaanta Koonfureed. Madaxweyne...

DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA BEERAHA OO LOOGA HADLAYO BARASHADA DHUL DIYAARINTA IYO QASHINSIIBKA

0
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA OO MAANTA AAN KU EEGAYNO BARASHADA DHUL DIYAARINTA IYO QASHINSIIBKA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY MAALMAHA ISNIINTA 7.30 ILAA 8.00...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo oo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho. Labada Madaxweyne...

Xiisadda France iyo Turkey ee dagaalka Armenia iyo Azerbaijan oo ka dareysa

0
France ayaa ku eedeysay Turkey inay calooshood u shaqeystayaal Suuriyaan ah u dirtay si ay uga qeyb qaataan dagaalka gobolka Nagorno-Karabakh ee u dhaxeeya...

Siihayeyaasha Wasiirada Xukuumaddii Dhacday Oo Looga Yeeray Madaxtooyada

0
Siihayaasha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in goordhaweyd la isugu yeeray, waxaana wararku ay sheegayaan in Wasiirada Xilkoodu dhacay ay haatan...

Jadwalka doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021 oo la shaaaciyay

0
Waxaa la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan ee doorashada iyo...

Dawladda Iran oo la sheegay in hub sharci darro ah Soomaaliya u marsiiso Xuutiyiinta...

0
Sida ay daabacday Jariidada Carab News Koox  si dhuumaaleysi ah u dhoofinsa  hubka oo gacanta lagu dhigay ayaa shaaca ka qaaday habka ay dowladda...

Caruur ku geeriyootay Ceel biyood ku yaala Laascaanood

0
-Laba Carruur oo walaalo ah ayaa geeriyootay kadib markii ay ku dhaceen meel Biyo ku jiraan oo lagu dabaasho , taas oo ku taalla...

Madaxweynaha Kenya oo diiday in dalkiisa laga fuliyo duqeymaha ka dhanka ah Al-Shabaab

0
-Madaxweynaha dalka Kenya  Uhurru Kenyatta oo wareysi dheer ah siiyay warbaahinta France24, ayaa waxa uu  sheegay in uusan ogolaan doonin in milatariga Mareykanka ay...

XULASHADA