DHAGEYSO:BARNAAMIJKA BEERAHA OO ROGAAL CELIS AH.

96

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan oo ah Qeybtii shanaad waxaan ku eegaynaa Beerashada Khudaarta,Dalagaan oo Muhiimad dhaqaale u leh Beeraleyda ,waxaanu kaga hadleynaa Barbaarinta ,Abqaadka ilaa Xilliga Goosashada.

Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.