Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka UK
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ataa magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay, safiirk dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender.
Madaxweyne ku...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo gaaray degmada Balcad
-Wafdi uu hogaaminayo sii hayah wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saakay ka amba baxay magaalada Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha...
Jubbaland oo faahfaahisay kulanka Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka
Madaxweynahaa Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kula la qaatay Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya Soomaaliya danjire Donald Yamamoto.
Kulankan oo Madaxweynaha uu ku...
Wasiir Beyle oo kulan muhiim ah la qaatay xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta
-Kusimaha wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee dawlada Somalia Cabdirxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay, xubno ka tirsan ururka Jaamacadda Carabta.
Kulanka masuuliyiintan...
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya...
Madaxda Jubbaland iyo Puntland oo Muqdisho soo gaaray
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow soo gaaray Muqdisho.
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha gobolka...
War Saxaafadeedka Shirweynahii Maamulada Gobolka Gedo ee lagu soo gunaanadey Baladxaawo
Waxaa Maanta Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo lagu soo gaba gabeeyey Shirweyne Muddo Seddex maal mood degmadaasi uga soconayey Mas,uuliyiinta Maamulada degmooyinka iyo kuwa...
Xoolo dhaqatada Gobolka Gedo oo ka cabanaya xaalufin ba,an oo lagu hayo jarista dhirta(Sawirro)
Dadka xoolo dhaqatada ah ee degan dhulka miyiga ah ee u dhaxeya Baardheere iyo ceelwaaq ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan ilaa...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaarey magaalada Baledwayne.
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda duulista iyo hawada soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka...
Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay kitaabkii Qur`aanka ee lagu gubay Sweden
Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) ayaa cambaareeyay nuqul ka mid ah kitaabkii Qur`aanka ee lagu gubay magaalada koofurta Sweden ku taalla ee Malmo, sida...


















