Dawladda Iran oo la sheegay in hub sharci darro ah Soomaaliya u marsiiso Xuutiyiinta...
Sida ay daabacday Jariidada Carab News Koox si dhuumaaleysi ah u dhoofinsa hubka oo gacanta lagu dhigay ayaa shaaca ka qaaday habka ay dowladda...
Caruur ku geeriyootay Ceel biyood ku yaala Laascaanood
-Laba Carruur oo walaalo ah ayaa geeriyootay kadib markii ay ku dhaceen meel Biyo ku jiraan oo lagu dabaasho , taas oo ku taalla...
Madaxweynaha Kenya oo diiday in dalkiisa laga fuliyo duqeymaha ka dhanka ah Al-Shabaab
-Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta oo wareysi dheer ah siiyay warbaahinta France24, ayaa waxa uu sheegay in uusan ogolaan doonin in milatariga Mareykanka ay...
Deni oo ka hadlay jawdwalka cusub ee laga soo saaray doorashooyinka dalka
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa uu ka hadlay jadwalka doorashooyinka dalka ee la soo saaray.
Madaxweyne Deni ayaa waxa uu tilmaamay in...
Shuruurdo adag iyo lacag aad u badan oo lagu xiray musharaxiinta labada Aqal
Shirkii xarunta Villa Somalia uga socday madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ayaa lagu go’aamiyey shuruudaha laga rabo musharaxiinta xildhibaanimada u tartameysa labada Aqal.
Sidoo...
Duulimaadyadii Tooska Ahaa Ee Uganda Iyo Soomaaliya Oo Dib U Bilowday
Duulimaadkii ugu horreeyey oo isku xiraya Muqdisho iyo Kampala oo toos ah ayaa maanta ka biloway Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, ka dib...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay Guddi doorasho
War qoraal ah oo ka soo baxay guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa uu magacaabay Guddi Doorasho, kaasi oo...
Wariye Cabdikhaadir Maxamed Mursal oo ku geeriyooday Mareykanka
Allaha U Naxariistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyooday saxafigii weynaa ee Cabdikhaadir Maxamed Mursal oo kamid ahaa weriyayaasha ruug caddaaga ahaa ee muddada dheer...
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kaas oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, sidoo...
Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Baarlamaanka & Madaxweynaha oo laga heshiiyay
Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulamo ay ku yeesheen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay ku heshiiyeen...


















