Booliska Hirshabeelle oo gacanta ku soo dhigay Aabe dilay wiilkiisa
Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Hirshabeelle ay gacanta ku soo dhigeen Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar.
Aabahan oo lagu magacaabo Maxamed...
Ku simaha raysal wasaaraha dalka oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Golaha wasiirrada
Ku simaha raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan golaha wasiirrada iyo dad kale oo khubarro...
Qaxooti Siiriyaan ah oo gaaray Dhuusamareeb
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray Qaxooti aad u fara badan, kuwaasi oo kasoo barakacay dagaalada ka...
Golaha ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay xafiiska Q.M ee Soomaaliya
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale mudo kordhin u sameeyay xafiiska hawlgalkooda Soomaaliya ee UNSOM.
Golaha ayaa kulan ay yeesheen Jimcihii waxa ay ku...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?
Shirka Golaha Xukuumadda maamulka Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland.
Kulankaan oo ahaa...
Ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaallamay Jubbada Hoose
-Wararka aan ka helayno gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhex maray dgaalamayaasha Al-Shabaab iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland.
Dagaalka ayaa ka...
Dawladaha Kenya iyo Cuba oo ka wadahadlay dhakhaatiir la afduubtay
Wasiiradda arrimaha dibadda Cuba iyo Kenya ayaa yeeshay wadahadalo dhanka telefoonka ah kaasoo ay arrin-sadeen xaalada dhakhaatiir ay 16-bilood kahor afduubatay Al-Shabaab.
Wadax-xaajoodyadda dhanka isgaarsiinta...
Xildhibaannada Hirshabeelle oo ka soo horjeestay Guddiga uu magacaabay Waare
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya, in qaar ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ay ka soo hor jeesteen,...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed oo lagu soo rogay amarro culus
Jeneraal Maxamed Sheekh Cabdullaihi Ciiro taliyaha qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu digniin u diray...
Galmudug iyo Qadar oo ka wadahadlay dhismaha ciidamada maamulkaasi.
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa waxaa uu kulan la qatay Safiirka Dowlada Qatar ee Fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho Hasan Bin...


















