Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulan la qaatay madaxweyne Qoor Qoor
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka...
Deni oo ka hadlay ujeeda loo qabtay shirka Jubbaland iyo Puntland.
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo hadal kooban jeediyay, kadib markii uu soo dhammaaday Shirkii Puntland iyo Jubaland uga socday Garoowe, ayaa...
Maxkamadda G/Banaadir oo xukunno ku riday masuuliyiin ka tirsan DFS
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday shaqsiyaad u shaqeeya dowladda federaalka Soomaaliya.
Xubnaha la xukumay ayaa...
Shariif Xasan oo maanta soo gaaray Muqdisho
Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan, ahna guddoomiye ku xigeenka madasha xisbiyada qaran ayaa maanta soo gaaray Magaalada...
War-murtiyeed laga soo saaray shirka Wadatashiga Puntland iyo Jubaland.
Madaxweyneyaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta soo saareen warmutiyeed ay heshiiyeen labada maamul, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.
Labada...
HALKAN KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA SAMA WADE EE EE RADIO MARKABLEY
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa
iyadoo ay aad usoo kordhayaan tirada dhalinyarada kasoo baxsanaya Argagixisada Alshabaab...
Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahiyay kulankii Fahad Yaasiin
Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu xalay Magaalada Muqdisho kula qaatay taliyaha Hay’adda nabadsuggida iyo sirdoonka Qaranka...
Cabsi dagaal oo ka jirta qaybo ka tirsan gobolka Mudug
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad cabsi dagaal ah, ay ka jirto qaybo ka tirsan gobolkaasi.
Xubno ka tirsan...
Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdi uu hoggaaminayay hoggaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur warsame ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gboleedka Galmudug.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka...
Xildhibaannada Hirshabeelle oo ku baaqay in doorashada Hirshabeelle ay ku dhacdo waqtigeeda
Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka hadleen arrimaha doorashooyinka ee maamulka Hishabeelle.
Xildhibaannada qaar oo la hadlay KNN ayaa waxa ay sheegeen in...

















