Biyo la,aan ka taagan deegaanka Geriley ee Gobolka Gedo(Dhageyso)

0
Biyo la,aan aad u daran oo saameysay nolosha dadka iyo Duunyada ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taagan tahay deegaanka Geriley ee Gobolka...

Qaraxyo wadada loo dhigay Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo la fashiliyay

0
Sida ay sheegeen saraakiil amaan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaa lagu guuleystay in wadada isku xiriirisa magaalooyinka Doolow iyo Beled Xaawo ee gobolka...

Kheyre iyo Jawaari oo kulmay

0
Ra’iisul Wasaarihii ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal...

Shirka Arrimaha doorashooyinka oo maalintii Saddexaad galay

0
Magaalada Muqdisho waxa maalintii Saddexaad ka socda shirka madaxda dowladda federaalka ah, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kuwaas oo ka arrinsanaya arrimaha doorashooyinka...

Qarax ay dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay Bakool

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay ay la kacday dad shacab...

Madaxweynaha Jubbaland iyo Xasan Sheekh oo kulan yeeshay

0
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha oo hoyigiisa...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Mataalada gobolka Banaadir

0
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la yeeshay Gudiga Joogtada ah ee Aqalka Sare . Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay arimaha doorashooyinka...

Wasaarada caafimaadka oo war ka soo saartay kufsigii iyo dilkii loo geystay Xamdi Maxamed

0
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada caafimaadka ayaa waxaa si kulul looga hadlay kufsi iyo dil Muqdisho loogu geystay Xamdi Maxamed Faarax. Qoraalka...

Maxay hey’adda culumada Soomaaliyeed ka tiri sharcigii shalay laga hor akhriyey golaha shacabka?

0
Mas’uuliyiinta hey’adda culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa taageero u muujiyey go’aankii ay guddoonka golaha shacabka ka qaateen sharcigii...

Madasha Xisbiyada oo Farmaajo ku eedeysay kali-talisnimo iyo ku tumasho dastuur

0
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraalkan ayaa dhaliilo badan loogu...

XULASHADA