Booliska Soomaaliya oo shaaciyey tarada dad loo qabtay dilkii iyo kufsigii Xamdi
Taliska booliska Soomaaliya ayaa maanta shaaciyey in 11-qofood ay u soo qabteen kiiskii Xamdi Maxamed Faarax oo kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Muqdisho.
Marxuum...
Beeraleyda Qaadka Kenya oo fariin u diray dowladda Soomaaliya
Beeraleyda qaadka ee dalkan Kenya ayaa sheegay in khasaare lixaad leh uu ka soo gaaray xayiraadda la saaray qaadkii ay u dhoofin jireen waddanka...
Madaxda ku shireysa Muqdisho oo isku mari la’ qodobo ku jira heshiiskii Dhuusamareeb-3
Waxaa maalintii laabaad galay shirka u dhaxeeya hogaamiyeyaasha dowlad goboledyda, guddoomiyaha gobolka Banadir iyo madaxweynaha Soomaaliya uga socda madaxtooyada Soomaaliya.
Shirkaan ajendihiisu waa arrimaha doorashooyinka...
Wasiir Goodax oo maanta hor-tegay kulanka golaha shacabka
-Sii-hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta hor-tegay kulanka xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiir Goodax ayaa baarlamaanka ka hor akhriyey qodobada...
Guddoonka golaha shacabka oo maanta hakiyey mooshin loo gudbiyey
Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddoonka golaha shacabka u gudbiyey mooshin ka dhan ah kufsigii iyo dilkii dhawaan...
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka
Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto.
Labada masuul ayaa ka wada...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay aaska Guddoomiyihii rugta ganacsiga Jubbaland
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay aaska Allaha u naxariistee, guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland marxuum Shaafi...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Akhrinta 2aad Marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka
Kulanka mudanayaasha Golaha oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa ay mudanayaasha Golaha Akhrinta 2-aad Marsiiyeen Hindise Sharciyeedka...
Shabaab ku waxyeeloobey qarax ay aasayeen
-Wararka naga soo gaaraya Waqooyi Bari ee dalka Kenya, ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu halkaasi ka dhacay qarax khasaare nafeed dhaliyay.
Qaraxa ayaa...
DF oo maanta ciidamadii ugu badnaa geysay Hobyo
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamadii ugu badnaa geysay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, kuwaas oo sida la sheegay laga qaaday magaalada Muqdisho ee...

















