Ra’iisul wasaaraha cusub oo la kulmay Laamaha Ammaanka
Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida & laamaha amniga G/Banaadir.
Kulankaan ayaa looga hadlay dardargalin...
Lafta Gareen oo war ka soo saaray soo xulidda xubnaha BF ee deegaanada KGS
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deegaanada Koonfur Galbeed ay si cadaalad uga dhici doonto doorashada soo socota...
Wafdi ka socda AMISOM oo gaaray Dhuusamareeb kulana la yeeshay taliska 21-aad
Taliyaha qeybta afaraad ee ciidamada AMISOM Korneyl Cabdiraxmaan Riyaale Xareed ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.
Taliyaha ayaa isla maanta kulan...
Wasiir Beyle oo la kulmay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan.
Wasiir Beyle iyo...
Doonyo iyo Maraakiib aad u badan oo maanta ku xayiran dekedda Boosaaso
Wararka aan saakay ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta Boosaaso ay ku xayiran-yihiin doonyo iyo maraakiib sida shixnado...
Shaqada garoonka Aadan Cadde oo dib u bilaabatay iyo masuul ka hadlay hakadkii ku...
-Duullimaadka gudaha ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saakay mudo kooban hakad galay, kadib markii shirkadaha duullimaadyada ay diideen inay wax...
Dad Careysan Oo Maanta Banaanbax Ballaaran Ka Dhigay Caabudwaaq
Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa duhurnimadii Maanta ka dhacay Banaanbax xoogan oo looga soo horjeeday dhibaatada Ciidanka dowladda Kenya ay ka geysteen Gobolka...
R/Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha Hirshabelle oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Guddoomiyaha baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed ayaa xalay waxaa kulan la qaatay R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay...
Maamulka Degmada Afgooye Oo Soo Bandhigay Ninkii Kufsiga Geystay
Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay fal kufsi ah oo laba dumar oo mid waayeel ay tahay gelinkii...
Wiilkii Buuhoodle ku sameeyay diyaaradda iyo gawaarida oo lagu casuumay bandhig weyn
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa wiil 17 jir Soomaali ah ku casuuntay inuu ka qeyb galo Teknofest, oo ah bandhigga ugu weyn dalkaas ee...


















