dhagayso Mawduuca 1aad ee barnaamijka sama wade ee radio markabley 16/10/2020
Mawduuca 1aad ee barnaamijka sama wade ee radio markabley 16/10/2020
Kulanto wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley
Barnaamijka sama wade caawo waxaan ku soo qaadanaynaa
Waxaa soo...
Mas’uul Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Goordhaweyd uu qarax ka dhacay Magaalasaasi, waxaana jugta qarax si weyn...
M/weynihii hore ee Hirshabeelle oo ku baaqay in maamul cusub oo loo sameeyo gobolka...
War qoraal ah oo uu ku daabacay bartiisa Facebook-ga Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa uu kaga hadlay u diyaar garowga...
Digniin loo diray Marakiibta Isticmaasha gacanka Cadmeed iyo Badaha dalalka Carabta ku teedsan
Hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa arrimaha badaha ayaa waxaa ay soo saartay digniin ku Socota maraakiibta isticmaala Badaha Carabta iyo gacanka Cadmeed xilli...
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xir-xiray dalka Koonfur Afrika
13 qof oo Soomaali ah, ayey Ciidamada booliska dalka Koonfur Afrika xabsiga u taxaabeen kuwaas oo ay ku eedeeyeen, in ay dib cusbooneysiiyaan agabyadood...
DFS oo sheegtay in amni darada ka jirta shabeellooyinka ay saameysay Beeraleyda ku gobolladaasi
-Siihaya wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in beeraleeda Soomaliyeed ay wahayaan xaalado amni darro, iyagoo Lacag fara badan ay...
Ra’iisul Wasaare Rooble “Shacabka Muqdisho ma astaahilaan, culeyskii ay kala kulmeen muddadii ay waddooyinku...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha.
Mudane...
Hay’adda FAO oo digtay Ayax hor leh oo soo ku wajahan Soomaaliya
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan.
Xafiiska FAO ee Soomaaliya ayaa...
Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan gobolka Sool
Wararka Idaacadda Risaala ka helsyo Magaalada Boocame ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa...


















