Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 1aad ee Nafaqeynta

22

Kulanti Wanaagsan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha, Mowduuca1aad ee Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Badqabka Cunnada.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena