Galmudug oo soo gudbisay xubnaha ku matelaya guddiga doorashooyinka

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa waxaa lagu soo  gudbiyay Xubnaha Galmudug ku matalaya...

Shiikh Shariif iyo Kheyre oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka.

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Ra‘iisul wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Nairobi...

BFS oo codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub ee R/Wasaare Rooble

0
Berri oo Sabti ah ayaa waxaa lagu wada in codka kalsoonida ay u qaadaan, xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, Xukuumadda Cusub ee la magacaabay. Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa...

Koox hubeysan oo dad Shacab ah ku dilay Shabeellada Hoose

0
Koox hubeysan ayaa deegaanka Basra ee hoostaga gobolka Shabeellada Hoose waxa ay ku dileen dad shacab ahaa. Dadka shacabka ah ee la dilay ayaa waxa...

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

0
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA QEYBTA LIXAAD

0
Title: Barnaamijka Beeraha ee Todobaadkan,mowduuca waa Barashada habka wanaagsan ee isticmaalka Barwaaqeeyaha Qaybta lixaad waxay la socotaa barnaamijki hore, waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

0
Qaraxa oo geystay khasaaro kala duwan,  isla markaana jugtiisa laga maqlay  Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka  Baay  ayaa waxaa uu...

Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & khasaaro ka dhashay

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad goboleedka Jubbaland iyo Xubno kamid ah dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaan...

Booliska Beledweyne oo faah faahiyay sababta ay u joojiyeen banaanbaxa

0
Maanta barqadii ayaa Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan waxaa ay joojiyeen banaanbax looga soo horjeeday dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle. Taliska Booliska...

Puntland oo soo gudbisay guddiyada doorashooyinka ee Federaalka

0
Madaxtooyada maamulka Puntland, ayaa si rasmiya u soo  gudbisay liiska afar xubnood oo Puntland ku matalaya Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka. Labada...

XULASHADA