Netanyahu oo si qarsoodi ah ula kulmay Maxamed Bin Salmaan

0
Warbaahinta Israa’iil ayaa ku warrantay in Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu si qarsoodi ah ula kulmay dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan kaddib markii...

Dhagaysiga dacwada dad loo heysto dilkii Weriye Jamaal Kashoqji oo ka bilaabaneysa Turkiga

0
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa berri oo Talaado ah bilaabaysa dhagaysiga dacwad ka dhan 20 ruux oo u dhashay dalka Sacuudiga, kuwaas oo...

Koronto la’aan maalinkii 3-aad ka taagan xarumaha maamulka G/Banaadir

0
Waxay maalintii seddaxaad korontadu ka maqantahay xarunta maamulka gobalka Banaadir, xarunta laga qaato warqadaha dhalashada iyo sugnaanta ee Dad-dhigista iyo xarunta ururka dhalinyarada gobolka...

Genaraal hore iyo maleeshiyaad hubeysan oo diidan in Cali Guudlaawe uu tago Beledweyne

0
Janaraal Abuukar Xuud oo kamid ahaa musharaxiintii ka hartay tartanka Madaxweynaha HirShabeelle ee doorashadii sanadkaan ayaa diiday inuu Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ka...

Siyaasiyiin uu hoggaaminayo Cabdi Xaashi oo ku biiray shirka musharaxiinta

0
Shirka Musharaxiinta dooneysa qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalinta seddaxaad galay, waxaana shirkaas looga arrinsanayaa jaha wareerka ka taagan doorashada. Shirka ayaa maanta waxaa ku...

Puntland oo guddi wasiirro ah u magacaawday dhibaatada ka dhalatay duufaanta Gati

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta Gati oo ku dhufatay qeybo ka mid...

: Farmaajo oo abaal-mariyey shaqaalaha wasaarada gaadiidka iyo hey’adda duulista

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka Hawada...

Dowladda Sacuudiga oo doonaysa inay la heshiiso dhigeeda Qatar

0
-Wasiirka arrimaha dibbadda Sacuudiga Amiir Faysal Bin Farxaan Al-Sacuud ayaa sheegay in dawladiisu ay hadda wado qorshe ay kula heshiinayso dawlada Qatar oo uu...

Booliska Soomaaliya oo Goob fagaaro ah ku gubay jaad farabadan

0
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Maanta fagaaro ku yaalla Saldhiga  degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir  ku gubay jaad ( qaad) farabadan oo ay sheegeen...

Xasan Sheekh oo si adag u eedeeyey Fahad Yaasiin “Waxuu wadaa dumin siyaasadeed”

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag ahaa oo su’aallo lagu weydiinayay ayaa aad u eedeeyey...

XULASHADA