Madaxweynaha Somaliland oo maanta tagay magaalada Nairobi
Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ee Soomaalilad ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu safar magaalada Hargaysa madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi uga ambabaxay...
Ra’iisul wasaare Rooble oo Garowe kula kulmay Odayaasha dhaqanka Puntland
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, waxa uu ka wadaa kulamo uu la qaadanayo madaxda ugu sarreysa...
Maamulka Galmudug oo sheegay in dad loo soo qabtay qaraxii maanta ka dhacay magaalada...
Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka helnay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Galmudug ay dad u soo qab qabteen, qarax barqanimadii...
Shir looga hadlayo arrimaha Amniga Doorashooyinka oo maanta ka furmay Muqdisho
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka heer Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo Magacaabis sameeyay
Madaxwayne ku-xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulanka dardar galinta amniga deegaannada Jubbaland.
Shirkaan ayaa waxaa...
Xildhibaanadii Xasaanada laga qaaday ee Puntland oo Maxkamad hortagay
Dacwada loo heytso 8 xildhibaan oo dhawaan baarlamaanka Puntland ka qaaday xasaanadda ayaa maanta markii labaad ay dhageysatay Maxkmadda Sare ee Puntland.
Maxamed Yuusuf Maxamuud ...
Goodax Barre oo shaaciyey qorshe laga lahaa doorashadii Jowhar kana hadlay mowqifka reer Hiiraan
Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa hoggaanka dowladda federaalka ku eedeeyey inay...
Shir Muqdisho uga furmay midowga musharaxiinta iyo xubno ka soo jeeda gobollada waqooyi
Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay kulan u dhaxeeya golaha Midowga Musharixiinta iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanada labada Aqal baarlamaanka...
Xafiiska Rooble oo war ka soo saaray shir maanta ka furmay Garowec
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shir magaalada Garowe uga furmay Ra’iisul wasaare Rooble, Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland...
Guddoomiye Mursal oo ka hadlay goorta ay ku egtahay shaqada baarlamaankan 10-aad
Todobaadyo kadib waxaa maanta qabsoomay kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kaas oo la hor geeyey laba ajende.
Guddoomiyaha Golaha...


















