Go’aan la sheegay in MW Farmaajo damacsanyahay oo wal-wal ku abuuray Kenya

0
Wargeyska The Standard oo kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray xog uu sheegay inuu ka helay mas’uuliyiin Soomaali iyo Kenyaan ah oo sheegaysa in dawlada Soomaaliya...

RW Rooble oo ku wajahan Dhuusamareeb iyo ciidamo laga sii hor mariyey

0
Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhaw laga dejiyey ciidamo ka tirsan Gor-Gor, kuwaas oo la sheegay inay hor dhac u yihiin wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 1aad ee Nafaqeynta

0
Kulanti Wanaagsan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha, Mowduuca1aad ee Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Badqabka Cunnada. Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada...

Ciidamada AMISOM oo saakay lagu qarxiyay Muqdisho

0
Qarax miino ayaa goordhow waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM oo marayay Masaajidka Turkiga oo u dhaw xaafada Jamhuuriya, ee Degmada Karaan ee...

Kenya oo digtay in Weeraro ay Al-Shabaab ka fuliyaan dalkeeda

0
Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inay ka digeyso suurtagalnimada weeraro Dagaalamayaasha Al shabaab ay ka gaystaan Kenya maalmaha Ciida Kirismiska. Bayaan ay Booliska  ka soo saaren...

Kenya oo ka hadashay socdaalka Madaxweynaha Soomaliland

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi & Wafdi uu hoggaaminay ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Nairobi oo ay Maanta uga billaabatay booqasho rasmi ah. Sida lagu...

Galmudug oo shaacisay in dad loo qabtay qarixii Gaalkacyo

0
Barqanimadii Maanta ayaa qarax geystay khasaaro kala duwan waxaa uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo ee maamulka Galmudug oo...

Madaxweyne Lafta Gareen oo daahfuray Isbitaalka degmada Baydhaba

0
-Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa magaalada Baydhaba ka daahfuray xarun caafimaad oo muhiim. Xarunta caafimaad ee cusub ayaa...

Wararka Guddiga Joogtada ee golaha shacabka oo kulan uga socdo Muqdisho

0
Guddiga Joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan uga socdaa Xarunta Villa Hargeysa, kulankaas oo ajendihiisu uu yahay qabyo qoraalka dib...

Kulankii Ururka Jaamacadda Carabta oo laga soo saaray war-murtiyeed

0
Warmurtiyeedkii laga soo saaray Kulankii Barlamaanka Carabta ee Shalay lagu soo gaba gabeeyay magalaada Qaahira ee Caasimadda Masar ayaa diirada lagu saaray Arimaha Falastiin,...

XULASHADA