HOOS KA DHAGEYSO BARASHADA NAFAQADA WANAAGSAN MOWDUUCA LIXAAD

24

Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka oo aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7,30 am,taariikhduna ay ku began tahay 25/1/2021
Barnaamijkani oo ah kii 5aaad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.