Diyaarad xamuul ah oo goor dhaw ku dhacday garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
-Diyaarad xamuul ah ayaa goor dhaw ku dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Diyaaradda ayaa goortii ay dhacday waxay caga-dhiganeysay garoonka Aadan Cadde,...
Wasiir Oomaar oo faahfaahin ka bixiyey khasaaraha diyaarad ku burburtay Aadan Cadde
Sii-hayaha wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullai Salaad Oomaar oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad xamuul ah oo...
Mahdi Guuleed oo magacaabay guddi cusub oo heer wasiirro ah
ii-hayaha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta magacaabay guddi ka shaqeyn doona qaban qaabada munaasabad uu xilka kula wareegi doono ra’iisul wasaaraha...
Wax-qabadka Taliska Ciidanka Asluubta oo lagu maamusayay Muqdisho
Munaasbaad lagu maamusayay wax qabadka taliyaha ciidanka Aluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Muqdisho taasi oo ay ka qeyb-galeen sii hayaha wasiirka cadaalada dalka masuliyiin...
Shirkad Cusub Oo Qaabilsan Daabulidda Shixnadaha Ganacsi Oo Laga Hirgeliyay Muqdisho
Daahfurka shirakadda ganacsiga Djibouti Shipping Company oo maanta markabkii ugu horeeysay oo shirkaas u rarnaa ku soo xirtay dekada Muqdisho, Maxamed Cabdixaliim, wakiilka shirkadda...
Dagaal Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Hiiraan
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay labo maleeshiyaad oo ka dhacay Deegaanka Quulaale oo ah soohdinta ay wadaagaan Gobollada Hiiraan...
Deni oo cadeeyay mowqifkiisa Ra’iisul Wasaaraha Cusub
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha ayaa u Hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya...
Axmed Madoobe oo war ka soo saaray magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub
Madaxweynaha maamulka Jubbadaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa waxa uu ka hadlay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Axmed Madoobe ayaa...
Madaxda DF iyo kuwa D/goboleedyada oo ku heshiiyey 15-qodob
War-saxaafadeed ka kooban 15 qodob ayaa laga soo saaray shirkii maalmahaan uga socday magaalada Muqdisho Madaxweyne Farmaajo madaxda dowlad goboleedyda iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Shirkaas...
IGAD oo ka digtay Roob dabeylo wata oo kusoo wajahan Soomaaliya
Urur goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la qaado talaabooyin ku haboon si looga hortago qatarta ka dhalan karta roobab mahiigaan ah oo la...


















