Kenya Oo Ka Hadashay Diyaaradii Ku Burburtay Garoonka Baladweyne

0
Safiirka Kenya ee Soomaaliya ayaa ka hadlay diyaaradii 14-kii bishaan July ku burburtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne, kadib markii uu Safiirka...

Wasiir Islow” Waa maalin mugdi ah”

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa si adag u diiday in xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xukuumaddiisa. Waxaa uu sheegay...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Madaxweye Farmaajo ka dalbaday Magacaabista Ra’iisul Wasaare cusub

0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub. Waxaa uu sheegay...

Farmaajo oo aqbalay xilka qaadista Ra’iisul Wasaare Kheyre

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa aqbalay go’aanka  Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonida uga laabteen Ra’iisul Wasaare Kheyre. “Kala fogaanshaha Xukuumadda...

Kheyre oo kusoo jeedda Muqdisho

0
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii dalka oo baarlamaanka Soomaaliya uu sheegay  uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow kusoo ambaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Kheyre...

Beesha Caalamka oo ka hadashay Go’aanada Shirkii Dhuusamareeb dalbatayna doorasho toos ah

0
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee...

Dadkii ugu badnaa oo ka barakacay fatahaadaha Afgooye

0
Kumannaan qof oo ka barakacay fataahadda webiga Shabelle ee deegaannada hoostaga degmada Afgooye ayaa sheegaya in aan weli la gaarsiin gurmadka ay u baahanyihiin...

Maamulka G/Hiiraan oo ku baxay Shaqaaqo ka dhacday duleedka Beledweyne

0
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay ku baxeen Shaqaaqo ka dhacday degaanka banaaney oo qiyaastii Beledweyne u jira 15km ,kadib markii...

Axmed Madoobe oo sheegay in la bilaabay xalinta Arrimaha Gobolka Gedo

0
Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku joogay deegaannada Galmudug isagoo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG...

XULASHADA