Trump oo Haweenay u magacaabay Garsooraha cusub ee Maxkamada Sare

0
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Garsooraha Maxkamada Sare Haweenayda Amy Coney Barrett oo bedali doonta booskii ay ka dhimatay...

SAWIRO. Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka oo xilka la wareegay

0
Munaabad ka dhacday Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa siihayihii xilka Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed uu xilka sirasmi ah ugu...

Dibadbax looga soo horjeedo Dilal iyo Afdub ciidamada Kenya ay ka geysteen Ceelwaaq oo...

0
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa ka dhacay dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeedo Falal isugu jira dilal...

Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban

0
Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021 Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska...

Faahfaahin la xariirta Duqeymaha iyo Dilalka Ciidamada Kenya ay ka geysteen Gobolka Gedo,2011 ilaa...

0
waxaan halkani ku soo bandhigayaa dhacdooyinkii ugu dambeeyey iyo weliba Qaabka loo diley 52 ruux oo shacab ah iyo dadka dhaawaca ah oo dhamaantoodba...

IMF oo sheegtay in dhaqaallaha Soomaaliya uu saameyn ba’an ku yeeshay Covid 19

0
Koox shaqaale ah oo ka socota Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), oo uu hoggaaminayo Allison Holland, ayaa wada-hadallo la yeeshay mas’uuliyiinta Soomaaliya intii lagu guda...

Beesha caalamka oo war ka soo saartay kalsoonada la siiyay R/W Rooble

0
Qaramada Midoobay (UN) iyo beesha caalamka ayaa ku amaanay baarlamaanka federaalka ansixinta ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay. In ka badan 200...

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaanka Taabta ee Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa...

Booliska Galmudug oo sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Khamri iyo gaadiid ay...

0
-Maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta ay gacanta ku soo dhigeen maandoriyaha Khamriga. Hawlgal ay maanta sameeyeen ciidamada Booliiska degmada Cadaado ayaa waxa ay sheegeen...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xilliga la horgeynayo Heshiiska doorashada

0
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Beri oo Sabti ah Taariikhduna ku beegan tahay 26 Sep  ay yeeshaan...

XULASHADA