Maxakamadda Ciidamada Puntland oo maanta xukuntay Askari dil hore gaystay

0
- Maxkamadda Ciidammada Puntland ayaa war ka soo saartay dacwada kiisaska xubno kamid ah dagaalamayasha Al-Shabaab iyo Askar dishay Askar kale oo katirsanaa Ciidamada maamulka...

R/wasaare Rooble oo Dhuusamareeb ka bilaabay kulamo ku aadan arrimaha doorashooyinka

0
Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  oo shalay gaaray magaalaada Dhusamreeb ayaa xalay kulamo la qaatay madaxda maamul goboleedka Galmudug. Kulamada oo aysan goobjoog ka ahayn...

DF Soomaaliya oo si rasmi ah xiriirka diblomaasiyadeed ugu jartay Kenya

0
-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dowladda Kenya, waxayna diblomaasiyiinta ka jooga gudaha Soomaaliya ku amartay inay todoba cisho dalka uga baxaan. Sidoo...

Wararka Xukuumadda oo sheegtay in ay diyaar u tahay dib u eegista guddiga doorashooyinka

0
Ra’iisul- wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed oo ka qeybgalay kulan looga hadlay qoondada Haweenka ee doorashooyinka ayaa ka hadlay arrimo la xiriiro doorashada...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bakool oo si rasmi ah xilka ula wareegay

0
Munaasabadaan uu xilka kula wareegay maamulka cusub ee Gobolka Bakool dhawaan loo soo magacaabay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan dowlad...

Dagaal beeleed maanta ka qarxay Hiiraan

0
Dagaal beeleed ayaa Maanta ka qarxay degaanka lagu magacaabo magacaabo Nagaarta oo hoostega degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Dagaalka oo salka ku haya muran ka dhashay...

Uhuru Kenyatta oo maanta madaxtooyada Kenya ku qaabilay Muuse Biixi

0
-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la kulmay madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Muuse Biixi ayaa...

Go’aan la sheegay in MW Farmaajo damacsanyahay oo wal-wal ku abuuray Kenya

0
Wargeyska The Standard oo kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray xog uu sheegay inuu ka helay mas’uuliyiin Soomaali iyo Kenyaan ah oo sheegaysa in dawlada Soomaaliya...

RW Rooble oo ku wajahan Dhuusamareeb iyo ciidamo laga sii hor mariyey

0
Magaalada Dhuusamareeb waxaa goor dhaw laga dejiyey ciidamo ka tirsan Gor-Gor, kuwaas oo la sheegay inay hor dhac u yihiin wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul...

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha Qeybta 1aad ee Nafaqeynta

0
Kulanti Wanaagsan dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha, Mowduuca1aad ee Barashada Nafaqada wanaagsan iyo Badqabka Cunnada. Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada...

XULASHADA