Cali Guudlaawe Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Khilaafka Doorashada

0
Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan qadka Internet-ka gaar ahaan aada loo yaqaano ZOOM-ka kula qaatay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali...

Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Kufsi Iyo Dil Loo Geystay Gabar 8-Sanno Jir Aheyd

0
Taliska Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay fal isugu jiray kufsi iyo Di Gabar yar loogu geystay deegaanka Calamada ee Gobolka Shabeellaha Hoose...

DF Soomaaliya oo ku gacan sayrtay warbixintii guddiga xaqiiqa raadinta xuduuda

0
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee loo diray xuduuda...

Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday shaqaale wax ka dhisa laamiga Muqdisho iyo Afgooye

0
Gaari ay la socdeen shaqaalaha Soomaalida ah ee la shaqeeya injineerada Turkida ah ee dhismaha ku wada wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa goor...

Booliska Puntland oo D/Dhahar ka fuliyey howgal khasaare sababay

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Bari ee Puntland waxay sheegayaan in ciidamada booliska ee ka howlgala degmada Dhahar ay fuliyeen howlgal sababay khasaare dhaawacyo...

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay Diinsoor

0
Wararka aan ka heleyno degmada Diinsoor ee gobolka Bay waxay sheegayaan in goor dhaw uu ka dhacay qarax khasaare geystay, kaas oo ahaa mid...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday ciidan marayay meel u dhaw Balcad

0
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab duleedka degmada Balcad ku weerareen gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa...

Maamulka G/Banaadir oo shaqa joojin ku sameyey waaxda dhulalka ee D/Hoose

0
Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar shaqa joojin ah oo ku socda waaxda guud ee dhulalka u qaabilsan maamulka gobolka, kadib markii uu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Warbixin loo gudbiyay

0
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta warbixin ka dhageystey guddiga loo saaray in ay ka soo tala bixiyaan sida...

Wasiir C/Raxmaan Beyle Oo Mar Kale Ka Hadlay Arrimaha Qaadka

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay mar kale Arrimo la xiriira qaadka la keeno dalka Soomaaliya, kaasi oo ka...

XULASHADA