Mursal “R/wasaare wax doorasho ku saabsan warbixintada ineysan ku jirin ayaan kuu sheegeynaa”

9

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo guddoominaya kulanka Golaha Shacabka ee uu ka hor-hadlay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uusan ka hadli doonin howlo ku aaddan doorashada dalka balse uu ka hadlayo kaliya waxqabadkiisa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Howlaha doorashada ay hore uga hadleen golaha Isla markaasna looga baahanyahay in ay fuliyaan xukumadda iyo maamul goboleedyada.

Intaa waxa uu raaciyay in aanan loo baahneyn sacab foori iyo firinbi lana ilaaliyo buu yiri xeer hoosaadka golaha.