Uganda oo u yeeratay qaar kamid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya

0
 RADIO MARKABLEY- Dowladda Uganda oo kamid ah dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya ayaa sheegtay in qaar kamid ah ciidamadeeda ay kala...

James Swan oo madaxda HirShabeelle kala hadlay xal u helida kacdoonka Beladweyne.

0
Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha soomaaliya James Swan ayaa kulamo waxaa uu la qaatay  Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Gen. Mukhtaar...

Midowga Yurub oo muddo kordhin u sameeyay ciidamadeeda ku sugan Soomaaliya

0
Golaha Midowga Yurub ayaa dhaqan geliyay go’aan mudada loogu kordhinayo howlgalka Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, iyadoo loogu daray muddo labo...

Cabsi laga qabo inuu markale dib u dhac ku yimaado jadwalka doorashooyinka

0
-ta bishan Janaayo 2021 ayaa ku eg waqtigii ay u qabteen Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee lagu muransan yahay in lagu qabto codsiyada Musharaxiinta...

Dhul gariir ku dhuftay Magaalada Boorama

0
Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in Dhul-gariir xoogan oo gabi ahaanba gil-gilay magaaladaasi, kaasi oo sameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada. Dadka deegaanka...

Faahfaahino laga helayo howlgallo dad badan lagu soo qabtay oo ka dhacay Jowhar

0
-Ciidanka amniga ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka ka sameeyay xaafadaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HirShabeelle. Howlgalkaan oo ahaa mid...

Amiirka Qatar oo sanado kadib Sacuusiga uga qeyb galaya shirka dowladaha Khaliijka

0
Madaxda dawladaha ku jira golaha Khaliijka Carbeed ayaa ku kulmaya dalka Sacuudiga maanta ayadoo ay ka qeyb galayaan madax ka socota dalka Qatar markii...

Maxaa looga hadlay kulankii Qoor Qoor iyo James Swan?

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...

Qoor Qoor iyo Kheyre oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka.

0
Waxaa magaalada Garoowe ka socda  kulamo gaar gaar ah oo ay ku yeesheen, Xubnaha mucaaradka iyo Muxafidka isugu jira ee ku sugan halkaas, iyaga...

Madaxweyne Farmaajo iyo Lafta Gareen oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo ayaa xalay  Madaxtooyada  Somalia kulan kula qaatay  Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo shalay  ka soo laabtay...

XULASHADA