Diblumaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo maanta soo gaaraya Muqdisho
Shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabanaya Soomaaliya iyagoo fulinaya amarkii dowladda ee ahaa in muddo 7 maalmood ah...
Senator Mustaf Qorax oo xubin ka ahaa Aqalka Sare oo Hargeysa iska dhiibay
Waxaa maanra magaalada Hargeysa gaaray Mustafe Qodax oo ahaa Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Mustafe Qodax ayaa sheegay inuu iska...
Akhriso: Nuxurka war-murtiyeed laga soo saaray shirkii IGAD ee Jabuuti
Marka la eego qeybta Soomaaliya khusaysa war-saxafadeedka kasoo baxay shirkii IGAD ee Jabuuti ka qabsoomay, waxaa aad looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalku galayo sanadkaan...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA,QEYBTA LABAAD EE NAFAQADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo Saaka aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin...
Xubno Al-Shabaab ah oo afduubtay guddoomiyihii deegaan ka tirsan G/Waqooyi Bari Kenya
Wararka aan ka heleyno gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen deegaan lagu...
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray sanad guurada 77-aad ee Booliska Soomaaliya
War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu hambalyo ku aadan sanad guuradooda 77-aad u diray ciidamada booliska Soomaaliyeed.
“Madaxweynaha...
Dagaal ka dhacay duleedka gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa...
Taliska AFRICOM oo war ka soo saaray ka bixitaankooda Soomaaliya
Ciidamada Mareykanka ee jooga qaaradda Africa ee AFRICOM loo yaqaanno ayaa waxaa ay sheegeen in ay sii xoojinayaan Hawlagaladooda qaaradda AFRICA si gaar ah Bariga...
Kenya Oo Dalbatay In Warbaahinta Laga Saaro Shirka U Furmaya Madaxda IGAD
Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Maanta uu si rasmi ah uga furmo Shir...
Dowladda Oo Ciidamo Hor Leh Ku Daabushay Gobolka Gedo
Wararka aan ka heleyno degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas ay degeen diyaarado siday Ciidamo...


















