Ciidamada amniga Jubbaland oo baarritaanno ka wada Kismaayo

6

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada ammaanka ee Jubbaland ay ka sameeyeen howlgal lagu xaqiijinayo ammaanka guud ee magaalada, kaddib markii maalmo ay ka dhacayeen falal amni daro.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay qabteen toboneeyo dhalinyaro ah kuwaasi oo ay sheegen in ay ku wadaan baarritaanno ciiddii ku cadaatane falalka la xiriira al-shabaab ay maxkamad soo taajin doonaan.

Xogta ayaa intaasi sii raacisay in laamaha ee jubbaland beryahaan dhaliilo loo jeedimnayay kaddib markii dilal qorsheysan iyo qaraxyo dad ay waxyeelo ay kasoo gaareen ay ka dhaceen kismaayo sidaane ay keentay howlaha barritaannada.