Cali Khaliif Galeyr oo aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum Cali Khaliif...
Ra’iisul Wasaare Rooble “Aan u turno dadkeenna qaba xanuunnada dhimirka”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay bulshada Soomaliyeed in la garab istaago dadka nugul ee qaba xanuunka dhimirka.
Sanad walba marka la...
Xiisadda DF iyo Axmed Madoobe oo ka dartay iyo VILLA SOMALIA oo ku adkeysaneysa...
– Dowladda Kenya ayaa qoraal diginin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence.
Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October ay...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho soo gaaray
Ku-Simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho, Madaxweyne ku-Xigeenka ayaa ka...
Kulan looga hadlayay Arrimaha Shidaalka oo Baydhabo ka dhacay
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah Dowlada Koonfur Galbeed kulan kula qaatay Gudoomiyaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in dhammaan degmooyinka Jubbaland loo sameynaayo gole degaan
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diray golaha Cusub ee deegaanka Degmada Afmadow oo doorashadooda maalmahan ay ka socotay halkaas...
Kenya oo dagaal ugu hanjabtay ciidamada Soomaaliya hadii ay dhacdo rabshad dambe
Dowladda Kenya ayaa qoraal digniin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence.
Wargeyska ayaa sheegay in 2-dii October...
Khamri badan oo maanta lagu gubay Beledweyne iyo mas’uuliyiin ka hadlay
Ciidamada booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197-dhalo, kuwaas oo lagu dhex qariyay raashin, sida...
Meydka Cali Khaliif oo Muqdisho la keenay iyo aas Qaran oo loo sameynayo
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay meydka Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr, oo khamiistii ku geeriyooday magaalada...
Banaanbax maanta ka dhacay magaalada Hobyo
Magaalada Hobyo ayaa maanta waxaa ka dhacay banaan bax ka dhan ah Lacag Cashuur xad dhaaf ah.
Babaanbaxan ayaa inta badan waxaa dhigayay dad shacab...


















