Meydka qof dumar ah oo laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir

0
Meydka Haweeney la gowracay ayaa maanta waxaa laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Xaafadda Buula-Maaxaay ee gobolka Banaadir ayaa lagu arkay meydka haweeynayda lagowracay. Dadka...

Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo aan soo magacaabin xubnaha ku metali doona guddiyada doorashooyinka

0
Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa wali soo magacaabin guddiyada min Sideedda xubnood ah, ee heer dowlad gobaleed, kuwaas oo qeyb ka ah...

Heritage: Sida la doonayo in loo boobo doorashada 2020, waxaa i qarso noqon doonta...

0
-Warbixin dheer oo uu soo saaray Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa si qota dheer looga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, iyadoo warbixintan ay dul...

Axmed Madoobe oo war ka soo saaray doorashadii ka dhacday Jowhar

0
-Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen...

Warbixin: Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu xiray gudaha Soomaaliya iyo saameynta dagaalka

0
Dagaalka mudada 11 cisho ah ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya ayaa si weyn u saameynaya xilligaan Soomaaliya kadib markii ay dawlada Itoobiya la...

Cali Guudlaawe oo eedeyn u jeediyey beesha caalamka baaqna u diray bulshada HirShabeelle

0
-Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo warbaahinta la hadlay, ayaa u mahadceliyay cid kasta oo ka qayb-qaadatay habsami u socodka...

Guddoomiye Mursal oo xaalad taagan u magacaabay guddi 9-xubnood ah

0
Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo magacaabay guddi ka kooban 9-xubnood, kuwaas oo laga soo dhex xulay xildhibaanada golaha shacabka. Gudigaas ayaa...

Maxay QM ka tiri taageerada Turkiga ee Soomaaliya?

0
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay maalgashiga dowladda Turkiga ee Soomaaliya, kadib wareysi uu...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta anxisiyey sharci muhiim ah

0
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Xildhibaannada ayaa akhrinta...

Madaxweyne Farmaajo oo bedelay ku xigeenadii Cumar Filish ee G/Banaadir

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is bedel ku sameeyey hoggaanka sare ee maamulka gobolka Banaadir. Ugu horeyn Madaxweyne Farmaajo ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u...

XULASHADA