Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray Ciidamo

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta safar shaqo ku tegay Qardho ayaa tababar usoo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka...

Musharax La Tartamay Madaxweyne Museveni Oo Noloshiisa Halis Ay Ku Jirto

0
Bobi Wine oo ah musharraxa mucaaradka Uganda ayaa sheegay in noloshiisa ay halis ku jirto kaddib doorashadii Khamistii ka dhacday dalkaas oo uu ku...

Somaliland Oo Xirtay Haweeney Tacadi U Geysatay Gabar U Shaqeyneysay

0
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay xabsiga dhigay Haweeney baraha Bulshada ku faafisay muuqaal ay ka duubtay Gabar yar oo u shaqeyneysay, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Shir Ka Daah-Furay Magaalada Muqdisho

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan Dib u eegista, Qiimeynta  iyo Dib u habeynta Qaab-dhismeedka Darajooyinka iyo...

Warbixin: Cali Mahdi oo si qota dheer uga hadlay marxalada siyaasadeed ee dalka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaaliyeed ay kusii socoto meel aad...

Weerar culus oo ka dhacay saldhig ku yaalla deeganka Hoosingow

0
Wararka aan ka heleyno gobolka Jubbada Hoose waxay sheegayaan in xalay dagaalamayaasha Al-Shabaab ay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ku qaadeen saldhigga ciidamo ka tirsan...

Deni oo amray fulinta go’aanadii xakameynta Sicir- bararka

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amray in la dhaqan-geliyo Talooyinka ay soo jeediyeen Guddigii loo xil-saaray xallinta qiima dhaca Shilin Soomaaliga. Qoraal...

Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday saraakiil ka tirsan Danab iyo guddoomiye Siidii

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gobolka Shabeellada Hoose lagula eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil Soomaali iyo ajaanib isagu jirta iyo guddoomiyaha...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30...

Faahfaahino ka soo baxaya xarigga afar weriye oo maanta lagu xiray Boorame

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Awdal ayaa sheegaya in maanta ciidamada booliska Somaliland ay xabsiga u taxaabeen afar weriye oo ka howlgalayay magaalada Boorame. Wariyeyaasha...

XULASHADA