Dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga gelayaa dagaalo geystay khasaaro kala duwan oo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u...
Isbeddel Lama Filaan Oo Ku Yimid Xiisadii Madaxweyne Erdogan Iyo Macron
Madaxweynayaasha Turkey iyo France Recep Tayyip Erdogan iyo Emmanuel Macron ayaa warqado ay is-dhaafsadeen ku ogolaaday inay dib u billaabaan wada-hadallo lagu hagaajinayo xiriirka...
Dubbe Oo Shaaciyay Halka Uu Marayo Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa Maanta kormeer ku tegay wadada isku xirta Magaalada...
Taliye Ka Tirsan DF Oo U Geeriyooday Dhaawac Kasoo Gaaray Qarax Lala Eegtay
Taliyihii Ururka qeybta 43-aad Guutada-10aad-Ururka-49 ee Ciidanka Xoogga dalka ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalmo kahor dhaawac Culus soo gaaray ayaa goordhow...
Sheekh Shariif Oo Balan Qaaday In Aysan Dhibaato Ka Shaqeyn Doonin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha doorashada dhacaya, xili...
Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Al-Shabaab.
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka amniga ee maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiinta kale oo booqdey furimaha hore ee deegaanka Bacaadweyne ayaa sheegay in Maamulku Galmudug uu...
Beesha Caalamka oo shir isugu keenaysa madaxda DFS iyo kuwa M/goboleedyada.
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya xubnaha beesha Caalamka ay wadaan dadaalo ku aadan sidii shir isugu imaan lahaayeen madaxda Dowladda Federaalka iyo...
Gaadiidkii ugu badnaa oo ku xayiran Hiiraan iyo darawal lagu dilay duleedka Matabaan
Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeysa magaalooyinka Matabaan iyo Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in gaadiidkii ugu badnaa ay maanta ku xayiran...
Diyaaradii u horeysay oo maanta gargaar geysay Xudur oo wajaheysa go’doon adag
Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool waxaa maanta ka degtay diyaaradii ugu horreysay ee sida gargaar bani’aadanimo, taas oo laga diray magaalada Baydhaba ee...
Booliska Kenya oo dhibaato ku haaya Soomaalida Islii
Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay kala...


















