Madaxweyne Museveni oo markii lixaad ku guuleystay doorashada dalka Uganda

0
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa goordhaw lagu dhawaaqay in markii lixaad loo doortay madaxweynaha dalkaasi. Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay in mar kale...

Xilliga ay dhacayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada & degaanka Somaliland oo la shaaciyay

0
Guddiga doorashooyinka Somaliland, ayaa Maanta Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi gudbiyey warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ujeeddadeedu tahay cayimaadda doorashooyinka isku sidkan...

Madaxweyne Lafta-gareen oo gaarey Degmada Xudur

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool. Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdiga...

Natiijo hordhac ah oo ka soo baxday doorashadii ka dhacday Uganda

0
Warbaahinta dalka Uganda ayaa maanta baahisay in codadka la tiriyay ee doorashada ka socota dalkaas uu willi ku horeeyo Madaxweynaha talada haya Yuweri Musaveni. Wargayska Daily...

Guddoomiye Jeyte oo si adag uga hadlay shacab iyo askar laga afduubtay G/Hiiraan

0
Cali Jeyte Cismaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyey ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida ee Liyuu Boolis inay dhibaato ku yahaan...

Howlgallo culus oo maanta ka socda Balambal iyo tuulooyinka hoos taga

0
egmada Balambal ee waqooyiga gobolka Galgaduud iyo deegano badan  oo hoos taga waxaa maanta ka socda howlgallo ay wadaan ciidamada militrega Soomalaiya Howgaladaas ayaa la...

UK oo war ka soo saartay tababar ay siisay qaar ka mid ah ciidamada...

0
Ciidamada Dowladda Ingiriiska ayaa tababar u fidiyay cutubka 500-aad ee ciidamada dhulka ee Soomaaliya, kadib markii xaflada qalin jebin ah saraakiishan loogu qabtay magaalada...

Ciidamo ka tirsan Galmudug oo xiray Isku-socodka magaalooyinka Galinsoor iyo Gaalkacyo

0
Ciidamo ka tirsan daraawiishta Galmudug oo maalintii shalay sameeyay gadood mushaar la’aan uga cabanayaan, ayaa maalintii labbaad waxaa u xiran wadada isku xirta magaalooyinka...

Wasiirka Tamarta Dowladda Soomaaliya Oo La Kulmay Danjiraha Turkiga

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta heshiisyadii is afgarad...

70 Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Maraykanka

0
Ugu yaraan 90 qof oo isugu jira Soomaali iyo dad u dhashay wadamo kale ayaa laga soo tarxiilay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Dadkan ayaa...

XULASHADA