Kenya oo amartay in la xiro Guddoomiyaha Gaarisa
War qoraal ah oo ka soo baxay dacwad oogaha guud ee Dowladda Kenya Nuurdiin Xaaji ayaa lagu amray in lasoo xiro Guddoomiyaha Magaalada Gaarisa...
Guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa oo la hor-geynayo Baarlamaanka Soomaaliya
Sii hayaha wasiirka wasaaradda Caddaalada dowladda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in maalmaha soo aaddan ay baarlamaanka hor-geyn doonaan guddiga la dagaalanka musuq...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo magacaabay guddi ka kooban 14-xubnood
-Madaxwayne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa goor dhaw magacaabay guddiga qaban qaabada aaska Allah ha naxariistee gudoomiyahii rugta ganacsiga iyo warshadaha...
Xasan Sheekh & Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah yeeshay
Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha...
Jubbaland oo war ka soo saartay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Kismaayo
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka tacsiyeey geerida gudoomiyahii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin iyo muwaadiniinta kale oo...
Guddoomiyihii rugta ganacsatada Jubaland iyo dad kale oo lagu dilay qarax is-miidaamin ah
-Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa salaadii Jimcaha kadib isku qarxiyey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Bartilmaameedka qaraxas waxaa la sheegay in uu...
Golaha Naafada Qaranka Soomaaliyeed Oo Wadatashi Looga Hadlayey Qabyo-Qoraalka Sharciga Naafada Ku Soo Gabagabaysay...
Kulankan oo muddo sadax maalmood ah ka socanayey magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo gabagabeeyey waxa uuna ku saabsanaa wadatashiga qabya qoraalka Sharciga Naafada Soomaaliyeed,...
Buundada isku xirta gobolada shabeellada hoose, Baay iyo Bakool oo Go’day
Wararka laga helayo gobolka shabeellada hoose ayaa waxaa ay sheegayaan inay go’day Buundada isku xirta gobolada shabeellada hoose, Baay iyo Bakool, iyadona buundadan ay...
Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay degmada Ceelwaaq
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay degmada Ceelwaaq ee Gobolka...
Shirka madaxda DFS iyo dowlad goboleedyada oo baaqday.
Sida ay sheegayaan wararka dib u dhac ayaa ku yimid Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ka jira Dalka, kaas oo...